Kusoo dhawoow kanaalka Aleeki...🙌 Waxaan kusoo gudbinaa muuqaalo iyo xogo aanu u aragno in ay anfacaad leeyihiin waxa kamid ah soo gudbinahayaga buugaagta iyo soo koobistooda ,mawaadiicda muhiimka ah iyo dhacdooyinka xiisaha leh . Waxa intaasi dheer qisooyinka kala duwan kuwaas oo ujeedka aanu yaga kaleenahay yahay wacyigalin iyo kataxadar. Markale iyo marwalba kusoo dhawoow qoyskeena , kanaalkeena Aleeki … Mahadsanid
35,559 views
7 months ago